Type Here to Get Search Results !

WAA MAXAY GMAIL? SIDEE LOO SAMEEYAA GMAIL ACCOUNT

 WAA MAXAY GMAIL? SIDEE LOO SAMEEYAA GMAIL ACCOUNT


Gmail waa adeeg free ah oo shirkadda Google ey bixiso waxa loo isticmaalana ay tahay in dadka ay isugu diraan fariimaha, Gmail waxaa loogu dhawaaqaa Gee Mail, waana adeeg aad loo isticmaalo sida caadiga ah waxaad heleeysaa 15GB oo space ah oo aad isticmaali karto

1. Marka hore booqo applicationka gmailkadib dhinaca midig ee sare Create an account riix/kuji


2. Tilaabadda ku xigto waa in aad buux buuxiso xogta fomr-ka lagaaga baahanyahay oo ah:

First name: Magacaaga 1aad last name: magacaaga u dambeeyo

Choose your username: dooro user-ka aad rabto inaad ka sameeysato gmail tusaale macluumaad22@gmail.com

Create a password: waa furaha sirta aad ku soo gali doonto gmail-ka kana dhigo mid adag oo aysan dadka si fudud ku fahmi Karin.

Confirm your password: mar labaad ku celi password-ka loo hubiyo

Birthday: waxaa ku buuxisaa xilgaa dhalatay

Gender: jisigaada


Mobile Phone: waa number-kaada waana muhiim in aad number ku qorto qeeybta hadhoow wuxuu kaasaacidi doonaa inaad password-ka si fudud u badalato.


Your current email address: haduu jiro email aad hada leedahay oo hadhoow aad u isticmaali karto in password-ka marka uu kaa dhumo aad ku soo ceshato.


Location: waa goobta aad joogto wadanka.

Kadib Next riixè scroll-ka jiid oo dhinaca hoose u jiid ilaa I AGREE ee kuu soo baxdo kadib click sii I agree.


Mararka qaar waxaa dheceeyso inuu ku dhoho mobile number-kaada box-kaan ku qor kadib uu 6 number kuu soo diro Gmail 6da number markaa galiso kadib sidaas uu kugu sameeysmo email-kaada.

Tags

Post a Comment

1 Comments
* Please Don't Spam Here. All the Comments are Reviewed by Admin.